fbpx

How to survive and thrive in times of crisis

Baro qaabka loo samatobixiyo ganacsiyada xiliayada dhibaatooyinka

Course Information

Caalamka oo dhami wuxuu waqti xaadirkan ku jiraa xaalad adag dhinac dhaqaale iyo mid caafimaadba.

Xaaladan ayaa saamayn taban ku yeelatay ganacsiga iyo ganacsiyada iyadoo la saadaalinayo inay ganacsiyo badani kici ama khasaari doonaan.

Ma doonaysaa inuu ganacsigaagu kuwaa kamid noqdo? hadii jawaabtaadu tahay MAYA!

Ka faa’idayso tababarkan kooban ee bilaashka ah oo aad ku baran doonto qaabka looga samatobixiyo loona hormariyo ganacsiyada xiliyada masiibooyinka kadiska ah.

Starter

FREE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *