fbpx

Customer is king

Macmiilku waa boqorka ganacsi kasta sababtoo ah hadaanu macmiil wax iibsanayaa jirin ganacsi ma jireen. Hanashada, haysashada iyo daryeelka macaamiishuna maaha mid fudud waxay u baahantahay aqoon, qorshe iyo dedaal dheeraada, ganacsiyadeenana xataa kuwa waawayn (Alla Wayne) waxaad u malaysaa in ay taa mooganyihiin oo ayna xisaabta ugu jirin.

Ka shaqee daryeelka macaamiishaada hubaal waad guulaysan haduu alle idmo.

Hadii aad u baahantahay in lagaa caawiyo samaynta iyo hirgalinta qorshaha iyo istratiijiyada daryeelka macmiishaada, #Onward ahaan waxanu diyaar u nahay inaanu kaala shaqayno hanashada, haysashada iyo daryeelka macaamiishaada kana dhigno qaar u daacad ah ganacsigaaga.

Fadlan la-wadaag cidaad is leedahay way anfacaysaa.

Subax wanaagsan

#Guul baanu idiin rajaynaynaa

#OnwardEndeavors

Powering Innovation, Accelerating growth.

#Marketing#Sales#Marketresearch#Customerservice#Training#ConsultingAgency#Somaliland#Somalia
#Innovation#Business_Training#Business_coaching#Business_success#Business_planning #Marketing #Digital_Marketing#Entrepreneurship#Ideas#Market_research#Business_events#Business_systems#Investments

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *