fbpx
Sale!

Bundle 4

$28.00 $7.00

Category:

Waa afar buug oo hadii aad akhrido wax badan aad ka fahmi doonto ganacsiga iyo qaabka aad ganacsigaaga aad uga dhigi karto mid guulaysta horumarna sameeya. Waa afar buug oo aad ka baran doonto:

1- Qaabka loo curiyo fikradaha ganacsi,

2- Qaabka loo samaysto qorshe ganacsi,

3- Qaabka loo hirgaliyo loona bilaabo ganacsi,

4- Qaladaadka ugu badan ee ganacsatadu gasho,

5- In ka badan boqol qaab oo loo hanto macaamiil iyo

6- In ka badan konton talo oo aad ku horumarin karto ganacsigaaga

Hada iibso oo hel talooyin waligaa ku anfaca

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Bundle 4”

Your email address will not be published. Required fields are marked *