fbpx

Ganacsi Lacag La’aan Ku Bilow

(1 customer review)

$1.00

Category:

Inta badan waxaa la aaminsanyahay in aan la bilaabi karin ganacsi hadii aan la hayn lacag, waxana lagu maahmaaha lacagbaa lacag dhasha, lacagtu waa ay u wanaagsantahay bilowga ganacsiga hase ahaatee maaha waxa ugu muhiimsan qofkuna wuu bilaabi karaa ganacsi isagoon wax lacaga haysan. Buugan waxaan ku soo koobay qaababka iyo tabaha aan ku bilaabay sadex ganacsi aniga oo aan lacag galin adiguna aad u bilaabi kartid.

1 review for Ganacsi Lacag La’aan Ku Bilow

  1. mohamed abdallah

    aad baan u xiiseynayaa inaan kamid noqdo

Add a review

Your email address will not be published. Required fields are marked *