fbpx

Take care of your employees, and they will take care of your business.

Ma doonaysa inuu ganacsigaagu guulaysto? Daryeel shaqaalahaaga.

Labada qof ee ugu muhiimsan ganacsi kastaa waa macmiilka sidaynu hore u soo sheegnay, iyo shaqaalaha ka shaqeeya ganacsiga hadii aad shaqaalahaaga daryeeshid hubaal quluubtooda ayaad hantiye iyaguna ganacsigaaga ayeey daryeeli.

Hadii aad u baahantahay in laga caawiyo daryeelka macmiilka, shaqaala, iyo maalgashatada ganacsigaaga si uu ganacsigaagu u guulaysto diyaar baanu u nahay inaanu kaala shaqayno inshallah.

#Guul_baanu_idiin_rajaynaynaa

#OnwardEndeavors

Powering Innovation, Accelerating growth.

#Marketing#Sales#Marketresearch#Customerservice#Training#ConsultingAgency#Somaliland#Somalia
#Innovation#Business_Training#Business_coaching#Business_success#Business_planning #Marketing #Digital_Marketing#Entrepreneurship#Ideas#Market_research#Business_events#Business_systems#Investments

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *